Ra’isul Wasaare Xamse Barre oo u Mahadceliyay Golaha Aqalka Sare (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta qado sharaf hoygiisa ugu sameeyay guddoonka golaha Aqalka Sare iyo Guddiga Joogtada ah. Ra’iisul Wasaare Xamse ayaa Golaha Aqalka Sare uga mahadceliyay sida wanaagsan ee ay ugala shaqeeyeen Xukuumadda ansixinta shuruucda kaabaysa Dhaqaalaha, Amniga, Deyn-cafinta iyo Arrimaha Bulshada. Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka federaalka … Continue reading Ra’isul Wasaare Xamse Barre oo u Mahadceliyay Golaha Aqalka Sare (Sawirro)